Daawo: Sawirro Hordhac ah oo laga soo qaaday Gaadiid Galmudug ay leedahay oo Puntland ay Boosaaso ku qabatay

Iyadoo ay soo baxayaan warar sheegaya in Maamulka Puntland ay Boosaaso ku qabteen Gaadiid ay leedahay Maamulka Puntland ayaa hada waxaa la soo bandhigay Sawirrada Gaadiidka Boosaso lagu qabtay.

Gawaarida oo ka Kooban ilaa Afar Gaari Ayaa ah nuuca Boliska ee Kor ka Furan iyadoo Dowlada Somalia ay Wada Jir ugu Soo Dhiibtay Puntland iyo Galmudug,

Waxaana ku jira Gawaarida Hal gaari oo Nooca aan xabada karin ee loo yaqaan Bullet-proov.

Maamulka Puntland weli kama aysan hadlin gawaarida ay haayaan iyo meesha laga leeyahay sidoo  kale Galmudug iyaduna kama aysan hadlin wararkaan sheegayan in Gaadiid ay leeyihiin lagu heysto Boosaaso.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada Gaadiidka

 

gari1-1 gari2-1 gari3-1