Daawo Sawirro: Madaxweynaha Galmudug oo u Amba-baxay Wadanka Kenya

Madaxweynaha Galmudug Cabdi Kariin xuseen Guleyd iyo Wafdi Balaaran uu Hogaaminayo ayaa ka Dhoofay Garoonka Gaalkacyo ee Osacho.

Madaxweynaha ayaa kusii jeeda Dalka Kenya hase Yeeshee Waxaa la Filayaa in uu sii Gaaro Dhanka Magaalada Muqdisho.

Cabdi kariin ayaa kenya u tagaya Xaalad Caafimaad kadib markii Dhawaan qaliin ku Maray dalka india hase yeeshee lama sheegin in hada uu gaarayo dalka india.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Gaalkacyo ku sugan ayaa sii wadaya shaqada Madaxweynaha uu ka waday Gobolka Mudug.

 

FB_IMG_1471175758380

 

FB_IMG_1471175778997-640x360

FB_IMG_1471175786894-640x360