Daawo Sawirro: Maxaabiistii Galmudug ay Galkacyo kusoo Bandhigtay oo Warbaahinta La hadlay

Magaalada Galkacyo Maanta waxaa lagu soo Bandhigay Maxaabiis ay Galmudug sheegtay in ay ka qabatay Dagaaladii ka dhacay Galkacyo ee u dhaxeeyay Galmudug iyo Puntland.

Maxaabiista laso Bandhigay oo gaarayay ilaa 3 Askari ayaa la sheegay in qaar kamdi ah ay ka tirsanyihiin Maamulka Jubbaland ayna ka bar bardagaaameeyn maamulka C/Wali Gaas ee Puntland.

Askartaan oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Ciidamo badan oo Jubbaland ka tirsan Lagu soo daabulay Hal diyaarad lagana soo dajiyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Galkacyo.

Taliska Booliska Gobolka Mudug ee Galmudug ayaa sheegay in Ciidankan ay ku qabteen Dagaalkii galkacyo ka dhacay waxaana taliska uu xusay in qaar kamid ah Ciidankaan ay ka tirsanyihiin Maamulka Jubbaland.

Halkaan Hoose ka Dhagesyo Codka maxaabiista

01-6 2-9 dsc07688-640x360 maxaabiista-puntland