Daawo Sawirro: Wafdi Xildhibaano ah oo uu hogaaminayo gudoomiye kuxigeenka 1-aad Baarlamaanka Galmudug oo Cadaado gaaray

Wafdi xildhibano ah uu hogaaminayo Gudoomiye kuxigeenka baarlamaanka Galmudug Xareed cali Xareed ayaa maanta dib ugu soolaabtay Cadaado .

 
Wafdigaan ayaa waxa ay ka soo kicitimeen magalada muqdisho waxaana garoonka diyaradaha ku soo dhaweyayay wasiir xildhjbano iyo qeybaha bulshada Gudoomiyaha iyo madaxweyne kuxigeenka galmudug maxamed xashi cabdi ayaa warbahinta kulahadlay aqalka madaxtooyada waxaana ug horeyn shirka kahadlay gudoomiyaha waxa uuna sheegay in ay ka soolabteen fasaxoodi cadiga ahaa uuna furmayo kalfadhiyadii cadiga ahay ee baarlamaanka , waxaana uu faray baarlamaanka maqan in ay deg deg ku sooxaroodaan .

Madaxweyne kuxigeenka ayaa dhankiisa ka hadlay arimaha dorashooyinka iyo sida hufan oo ay usocdaan.

Dhanka kale madaxweyne kuxigeenka ayaa si adag u cambaareeyay falkii argagixisanimo oo shalay kadhacay Waqooyi Galkacyo taas oo dadbadan ku hoobteen oo aan waxba galabsan galmudug weyka kaxanuunsaneysaa dhacdadaas waxaana diyaar unahay in aan suulino dhibaatoyinka Alshabaab ay ku hayaan shacabka somaliyeed Galmudug waxa ay diyaar utahay in aan putland iska kashadaan afjarida argagixisada .

Shacabka galmudug waa in ay xoojiyaan dagaalka ay kula jiraan nabad diidka oo aad ogtihiin dhibatada ay ku hayaan shacabka somaliyeed.

121314