Daawo Sawirro: Xaflad Soo dhaweyn ah oo Magaalada Muqdisho loogu Sameeyay Madaxweynaha Galmudug

Munaasabad lagu soodhaweynayo madaxweynaha Galmudug ayaa lagu qabtay hotel SYL ee magalada moqdisho ‘kadib markii madaxweyne guulèd uu kasolabtay xaalad caafimaad uu dalka kaga maqnaa in mudo ah

Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka adan cadde kusoo dhaweyay raiisul wasaaraha dalka camar cabdirashiid . Wasriirada federaalka madxweyne kuxigeenka galmudug , madaxweynahsha mamul goboleedyada dalka, iyo xildhibanada galmudug ,wasiirada galmudug.

Madaxweynaha ayaa kawaray xaladiisa cafimaad sheegana in uu wanaagsanyahay mudana dheerna uu xanuunsanaa Waxa uuna shacabka galmudug iyo kan somaliyeed oo dhankutilmay kuwo duco lagarab taagnaa in mudaa
Shaqadii naloo idmaday oo qaran waansiiwa deynaa ayuuu dhahay madaxweynuhu aydo  dhaman  ka soo qaybgaleyaasha  Xafladaasi ay  qab ugu duceyeen  Madaxweynaha.

 

 

cabdi-kariin1-640x360

cabdi-kariin2-640x360

cabdi-kariin3-640x360

cabdi-kariin4-768x432

cabdi-kariin5-768x432

cabdi-kariin6-640x360

cabdi-kariin7-768x432

1

2

3

4

5