Daawo: Wareysi Kaa Ilmeysiin doono oo laga qaaday Orodyahanadii Soomaliya u Matalaayay Ciyaaraha Olombiga ee Rio2016

Iyadoo toddobaadkan lagu soo gaba gabeeyay magalaada Rio De Janeiro ee dalka Brazil ciyaarihii Olympikada, ayaa waxa orod yahannadii Soomaaliyeed ee tartankaasi uga qeyb galay waxay VOA la wadaageen khibraddooda muddadii ay meesha joogeen iyo oradkii ay ka qeyb galeen.

Maryan Nuux Muuse oo orodddey tartanka 400 ee Mitir iyo Maxamed Daa’uud Maxamed, oo tartanka oraddada 5 kun Mitir ordey.

Hadaba Labadaan Orodyahan ayaa waxaa laga qaaday Wareysi aad u qiiro Badan oo qofkii Daawada uu Runtii Dareemaayo Dowlad la’aanta iyo dhibka ay leedahay .

 

HALKAAN HOOSE RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA