Daawo: Wariye Ka Tirsan Tvga Aljazeera Oo Sawirro Ka Soo Qaaday Dagaalyahanada Alshabaab Oo Tababar ku jira.

Wariye Xamsa Maxamed oo katirsan Tv-ga Aljazeera ayaa booqday Gobalka Hiiraan isagoo soo arkay goobaha ay baneeyeen Ciidamada Itoobiya.

Wariyaha ayaa tagay Mucaskar ay ku tababaranayeen dagaal yahano katirsan shabaabka oo muhaajiriin ay ku jireen.

Degmooyin ku yaal gobolada Hiiraan iyo Bakool ayaa kamid ah deegaanada ay ciidamada Ethiopia ka

baxeen Waxaana Deegaanadaasi la wareegay Alshabaab.

Wariye Xamza Waxa uu soo qaaday Sawirro Dagaalyahano ka tirsan Alshabaab oo Tababar ku qaadanaya

Mucaskar Ciidan .

Xamza oo Muqdisho kusoo laabtay ayaa Waxa uu Xarig kala kulmay Nabad Sugida Soomaliya Isaga iyo Kaamira

maankii la socday waxaana NISA ay Xamza ku eedeysay in uu tagay Deegaano ay Shabaabka Maamulaan

 

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada uu Wariye Xamza kasoo qaaday Alshabaab:

1  2  3  4  5  6  7  8  9
11  12  13  14  15  16  17