Daawo: Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo Difaacay Heshiiskii MOU oo Xukuumaddi Cumar C/Rashiid ay la Gashay Dowlada Kenya

Iyadoo Maxkamadda Cadaaladda ee Hague ay soo gaba gabeysay Dhageysiga Dacwada Badda Soomaliya ayaa waxaa si qoto dheer uga Hadlay Xeer Ilaaliyaha Qaranka arinta la Xiriirta Heshiiska MOU oo Xukuumadii Cumar C/Rahsiid ee 2009-kii ay la gashay Dowlada Kenya.

Axmad Cali Daahir wuxuu si Cad u sheegay in Heshiiskii MOU ay soomaliya ku saxsaneyd Xukuumadii Cumar C/Rashiidna ay aad ugu saxsaneyd wuxuuna soo jeediyay in masuuliyiintii Dowladii KMG aheyd loo Mahad celiyo oo Abaal marin lagu siiyo Howshii Wanagsaneyd ay soo qabteen.

Halkaan Hoose ka Daawo Wareysiga Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ka hadlaya Heshiiska MOU.