DAAWO:Sawirada Shir madaxeedka Igad oo ka furmay Muqdisho

Mdaxweynaha Sharciyan xilkiisa dhamaaday ee Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow furay shirka urur gobaleedka IGAD oo markii ugu horeysan magaalada Muqdisho tan iyo markiii ururkan la aasaasay ururkan 1986-kii.

Shir madaxeedkan oo goor dhow ka furay madaxweyne Xasan Shiiq ayaa waxaaa ka qeyb galaya Madaxweynaha Soomaaliya, Madaxweynaha Kenya, Madaxweynaha Uganda, Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia, Wasiirka Arimaha Dibada Dalka Jabuuti iyo xubno ka socda South Sudan, iyadoo shirkan ay ka maqan yihiin Madaxweyanayaasha Jabuuti iyo Suudaan.

Qodobada looga doodii doono shirkan ayaa waxaa ka mid ah xasaradda ka aloosan Koonfuurta Suudaan, arrimaha diyaargarowga doorashada Soomaaliya iyo arrimaha la xiriira iskaashiga iyo wax wadaqabsiga waddamada IGAD xubnaha ka ah.
66
51
igad-meeting