DED DEG:Qarax khasaare Geestay oo goor dhaw ka dhacay Magaalda Muqdisho

Qarax khasaare geystay ayaa goor sii horeeysay waxa uu ka ka dhacay Afaafta hore Maqaayada Bule Sky ee agagaarka Taalada Xaawo Taako  ee magaalada Caasimada ee Muqdisho.

Qaraxa oo loo adeegsaday Gaari Walxaha Qarxa laga soo buuxiyay ayaa ku qarxay Maqaayada Bule Sky , waxaana ka dhashay khasaare isugu jira Dhimasho iyo dhaawac iyo burbur soo gaaray Goobta uu qaraxa ka dhacay

Inta la xaqiijiyey 2 ruux ayaa ku dhimatay qaraxa 9 kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray sida ay inoo xaqiijiyeen Dad Goob joogayaal ah oo ka agdhawaa goobta uu qaraxa ka dhacay

kala soco Shaaciye24.com wixii ku soo kordha qaraxaasi