DEG DEG: Dowlada Soomaliya oo Fasaxday Qaadka laga keeni jiray Wadanka Kenya

Wararka aynu Hada Heleno ayaa sheegaya in Kulan Xasaasi ah oo dhexmaray Madaxweynaha Soomaliya iyo Dhiggiisa Dalka kenya looga hadlay Xayiraada Dowlada Somaliya ay saartay Qaadka ka imaan jiray wadanka Kenya.

Kulanka oo Mudo socday ayaa waxaa la sheegay in madaxda ay isku afgarteen in Qaadka la fasaxo.

Kulanka kadib war ka soo baxay labada Madaxweyne ayaa lagu sheegay in Dowlada Soomaliya ay qaadka Fasaxadka laga Bilaabo maalinta Beri ahna oo taariikhda ay ku beegantahay14-9-2016 qaadka uu fasax yahay Diyaaradaha qaadkana ay Muqdisho Imaan doonan.