DEG DEG: Maamulka Puntland oo Si Rasmi ah u Xirtay Xadka ay la wadaagto Koonfurta Soomaliya

Maamulka Puntland ayaa si rasmi ah manta u xiray xadki ay lahayeen konfurta Somalia

Dhawaan ayay ahayd marki Madaxwayne kuxigeenka Puntland eng Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camay taas oo faraysay in 1 bishaan ay dhaqan gasho lana kala wareejiyo xoolaha koonfur ka imaanaya iyo beedacada Dekada Boosaaso kasoo degaysa.

Kala wareejinta ayaa loo sababeeyay in looga hortago falal amniga lidi ku ah oo darawaliinta gaadiidku sameeyaan.

Maamulka degamada Gaalkacyo ayaa noo xaqiijiyay in kaantaroolka koonfureed ee magaalada lagu dajinayo gaadiidka.

Maamulka Puntland ayaa sheegay in gaarigi lagu qabto  asago u soo gudbaya  xadka puntland  ciqaab adag la marin doono.