DEG DEG: Shariif Xasan Shiikh Aadan oo ku wajahan Dagmada Baraawe ee Gobolka Sh.Hoose

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa ku wajahan Dagmada Baraawe ee Gobolka Shabeelada Hoose.

ayaa la sheegay inuu Xariga ka jari doono Xaruumaha Dowladda oo halkaa laga hirgaliyay oo ay ka mid yihiin Madaxtooyada Baraawe,Garoonka Diyaaradaha iyo Xarumo kale oo Muhiimah.

Magaalada Baraawe waxa ay Noqoneysaa Caasimada Maamulka Koonfur Galbeed waxaana Maanta Magaalada ka jira Roondo ay Sameynayaan Ciidanka Ammaanka iyadoona ay Xusid Mudantahay in Habeenkii Xalay Magaalada Bandoow lagu soo Rogay.