Waxaa goordhaw lasoo gaba gabeeyay shirka madasha wadatashiga Hogaamiyayaasha Soomaalida kaas oo mudo dhowr cisho ah ka socday Magaalada Muqdisho.
Qodobada ka soo baxay Shirka Madasha ayaa waxaa warbaahinta u aqriyay Daud Aweys Afhayeenka Madaxtooyada Soomaliya.
Madasha ayaa isku raacday in la dardar galiyo hawlaha soo xulista labada Aqal ee Baarlamaanka iyadoo gudiyada kala duwan ay dardar galinayaan hawlahooda.
Warmurtiyadeedka oo Qoran Goordhaw Naga Filo Insha allah