DEG DEG: Xildhibaanada Jubbaland oo doortay Kursigii Labaad ee Aqalka Sare Jubbaland+Sawirro

Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaldn ayaa u Codeeyay Kursiga Labaad ee Xubnaha Aqalka Sare Jubbaland.

Kursiga Labaad waxaa ku Tartamaayay Musharixiinta kala ah Axmed Xaashi Max’uud iyo Prof: Max’ed Cabdi Gaandi.

Codeyn Mudo aan Badneyn socotay Waxaa Guusha ay ku raacday oo Xildhibaanada ay u Codeeyeen Axmed Xaashi Max’uud oo Helay Cod dhan 40 Cod Halka Prof Maxamad Cabdi Gaandi uu helay 26 Cod Waxaana ay sidaasi guusha ku raacday Axmad Xaashi Maxamuud oo Hada Noqday Senetorkii Labaad ee Aqalka Sare Jubbaland.

Doorashada hada Hakad ayaa la galiyay Mudo 30 Daqiiqo ah si loo aado Waajibka Salaada iyo Waqtiga Qadada kadib ayaan ala isku soo laaban doona.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada: 

dscn9379 dscn9382 dscn9388 dscn9393 dscn9397 dscn9400 dscn9406 dscn9409