DEG DEG: Xildhibaanada Koonfur Galbeed ooMusharax C/Kaafi Macalin Xasan u doortay Senetorkii ugu Horeeyay Aqalka Sare K/Galbeed

Magaalada Baydhabo Waxaa si Habsami leh uga socda Doorashada Xubnaha Aqalka sare ee Koonfur Galbeed .

Xildhibaanada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa u codeynaaya Musharixiinta u taagan kamid Noqoshada Xubnaha Aqalka sare ee Jubbaland.

Senetorkii Ugu Horeeyay ee Aqalka Sare Jubbaland waxaa loo doortay C/kaafi Macallin Xasan

Doorashada weli wey socotaa waxaana hada kursiga Labaad ku tartamaya Laba Musharax kale.