Deg Deg:Qarax Xoogan Oo Goordhow Kadhacay Isgooska Siinaay.

Waxa lagusoo waramayaa in qarax loo adeegsaday gaari uu kadhacay isgooska siinay ee magaalada muqdisho ilo lagu kalsoonyahay oo Shaaciye24.com uu kahelayo ayaa sheegaya in qaraxa kahor gaari lasoodhigay agagaarka goob dhawaan lagahergaliyay kaalin shidaal ayuu kadhacay qasaaro dhimasho iyo dhaawac ayaa kadhashay wixii soo kordho lasoco insha allah