Dhageeyso:Faafahino kasoo baxaya dagaal qarar oo galabtay ka qarxay magalada gaalkacyo

wararka inaga soo garaya magalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ayaa waxaa ey shegayaan galabtay uu dib oga qarxay dagaal qarar kasi oo udhaxeya mamulada galmudug iyo butland oo maalmihii ugu danbeyay kudagalamayay magalada gaalkacyo dagalkasi ayaa salka ku hayay dhuldhismeed kuyala magalada gaalkacyo
qasaraha dagaalka magalada gaalkacyo galabta dhacay hatana socdo ayaa waxa uu yahay mid cirka isku siishareraya sida uu goobjooge kusugan goobta uu dagaalka kasocdo oga warbixiyay shaaciye24 ayaa shegay in dagaalka hada xoogisa uu siibadanayo kasi oo shegay in lisku adegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan

download