Dhageyso: Culimada Gobolka Mudug oo Baaq ka soo saaray Xiisada ka taagan Magaalada Galkacyo+Sawirro

Culimada Gobolka Mudug ayaa walaac ka Muujiyay Xiisada soo laab laabatay ee ka taagan Magaalada Galkacyo.

Culimada Gobolka Mudug oo Maanta kulan isugu yimid ayaa waxa ay ka hadleen dhibaata ka dhalan karta xiisada hada ka taagan Galkacyo.

Kulanka waxaa ku sugnaay culimaaudiin si weyn looga yaqaan Gobolka Mudug waxaana Culimada ay Baaq u direen Maamulada Galmudug iyo Puntland in ay Damiyaan Khilaafka soo lala dhex galay islamarkaana wada hadal iyo is afgarad lagu dhameeyo Xiisada ka taagan Galkacyo.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka

 

culumo1-640x360 culumo2-640x360 culumo4-640x360 culumo6-640x360