Dhageyso: Galmudug oo Shir Dib u heshiisiin Galakcyo uga Furtay Laba Beelood oo Dirir ay dhexmartay

shirkaan oo mudda ka socon doono magalada gaalkacyo ayaa waxaa loo qabtay laba beelod oo ka soo jeeda deeganada galmudug kuwasi oo horay dagaal dhimasho iyo dhaawac ka dhashay ku dhaxmaray deegano ka tirsan gobolka mudug,

shirkaan ayaa waxaa goob joog ka ahaa odayaasha labada dhinac iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka galmudug.

Wasiirka Dib heshiinta galmudug cismaan maxamed cali oo shirka furay ayaa sheegay in ujeedka kulanka uu yahay sidii labadasi beel ay heshiis u gaari lahayeen.

Waxa uu sheegay in Heshiiska uu Yahay Mid Dhab ah isla markana Lasoo Afjaryo isagoo Goobta ka Sheegay Labadaasi Beel,

Waxa uu Tusaale u soo Qaatay Heshiis Taariikhi ah oo Dhexmara Sacad iyo Saleebaan kaasi oo ahaa in la dilo Qofkii Qof Dila iyo in Sharciga la Marsiiyo Qofkii Qof Dhaacoco Taasi oo Labada Beel u Horseeday isdhexgal iyo Hormar Walaal isagoo Labada Beel ee kale ee Heshiiska u Furmay sidaasi u Rajeeyay,

Inta uusocdo shirkaan lagu Heshiisiinaayo labada beelood ayaa lafilayaa in ay kasoo baxaan war murtiyeed lagu xadeenaayo labada beeled si aysan dirirtu usoo laabadan.