Dhageyso: Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dadban iyo Wafdi uu Hogaaminaayo oo Maanta gaaray Magaalada Jowhar

Magaalada Jowhar Maanta waxaa gaaray Wafdi uu Hogaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dadban Cumar dhagay .

Wafiga Guddomiyaha waxaa si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar.

Marka uu Magaalada soo gaaray Guddoomiayaha Guddiga Doorashooyinka Dadban wuxuu Kulamo la qaatay Madaxda Maamulka Hirshabeele oo uu ugu Horeeyo Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele Calo C/llahi Cosoble .

Kulanka Kadib Warbaahinta ayuu kula Hadlay Magaalada Jowhar Guddoomiye Dhageey Wuxuuna ka warbixiyay socdaalkiisa Jowhar.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Shirka Jaraa’id