DHAGEYSO: gudomiyihii hore ee dagmada qandala Siciid Maxamed Waaberi haatanna ah xisaabiye ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo kaderiyay xalada dagmada qandala

wararkii ugu danbeyay ee xalada dagmada qandala ayaa ah mid cirka isku sii sharereso kadib markii kooxda islamiyinta ee dacish ey shegteen in ey lawaregeen gacan kuhenta dagmada qandala

waxaana dadkii kasoo barakay manta ey kusoo waramayaan in diyarado ey dul hehabayan dagmada qandala
dhanka kale gudoomiyihii hore ee dagmada qandala Siciid Maxamed Waaberi haatanna ah xisaabiye ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa shegay in ey garsiyeen dadkii kabarakay qandala gar gaar balse shegay in usan kufilnen gar garkii ey gar siyeen waxuna kacodsaday besha calamka iyo jaliyada re butland in walalahoda ey gacan siyaan
images-1