DHAGEYSO HORDHACA: Kulanka Man City v Barcelona- Pep Guardiola & Citizen Oo U Baahan Guul

Macalinka Manchester City o ey koxdisa la ciyareyso kooxda Barcelona isbuucaan waxa uu sheegay inuu u yahay final oo kale isagoo og in ay u baahan yihiin guul cajiib ah.

City ayaa ku marti gelin doonta kooxda heysata horyaalka Spain garoonka Etihad Stadium on Tuesdaycaawa, laba Isbuuc ka dib markii ay 4-0 ku xaaqday Camp Nou.

Man City ayaa dagaaalka Group C tartanka Champions League doonaya in ay kusoo gaaraan wareega 16-ka sidoo kale Celtic ayaa ah koxda aan dab yar shidi dooniroup-kaan.
n G
City tababaraheeda Guardiola, oo ka hadlayay shirkiisa jaraa’id ee ka horeeya ciyaarta, ayaa yiri: “Waxaan qabaa Barcelona in ay leyihiin weerarka ugu dameynta badan adduunka, waxaan rajeynayaa tayada ugu wanaagsan in ay leeyihiin saddexda ciyaaryahan ee weerarka ka ciyaara.

Garoonka: Etihad Stadium

Saacada: 10:45 PM

garsoraha Viktor Kassai (Hungary)

shantii kulan ee ugu danbesay koxaha man city iyo barca waxa ey ehed sidan
West Brom 0-4 Man. City
Premier League – 29/10/2016
L Man. United 1-0 Man. City
English Carling Cup – 26/10/2016
D Man. City 1-1 Southampton
Premier League – 23/10/2016
L Barcelona 4-0 Man. City
UEFA Champions League – 19/10/2016
D Man. City 1-1 Everton
Premier League – 15/10/2016
W Barcelona 1-0 Granada
Primera División – 29/10/2016
W Valencia 2-3 Barcelona
Primera División – 22/10/2016
W Barcelona 4-0 Man. City
UEFA Champions League – 19/10/2016
W Barcelona 4-0 Deportivo
Primera División – 15/10/2016
L Celta 4-3 Barcelona
Primera División – 02/10/2016
shaxda labada kooxood
[[13 Wilfredo Caballero 5 Pablo Zabaleta 24JohnStones 30 Nicolas Otamendi 11 Aleksandar Kolarov 25 Fernandinho 7 Raheem Sterling 21 David Silva 8 IlkayGuendogan 9 Nolito 10 Sergio Aguero]]
[[11 Neymar 9 Luis Suarez 10 Lionel Messi 21 Andre Gomes 5 Sergio Busquets 4 Ivan Rakitic 19 Lucas Digne 23 Samuel Umtiti 14 Javier Mascherano 20 Sergi Roberto 1 Marc-Andre ter Stegen
cityy
tumblr_ofxbx1az4l1vqb7ufo1_1280
tumblr_ofxacm8v6i1vqb7ufo1_1280
tumblr_ofx442499k1vqb7ufo1_1280tumblr_ofxgw2ktgz1vqb7ufo1_1280
tumblr_ofx5jegerx1vqb7ufo1_1280
tumblr_ofwugvl6hw1vqb7ufo1_1280tumblr_ofwki7uuot1vqb7ufo1_1280cwgvpmxwgaearo_cwg_2ltwgaamyg02418048_w12409977_w12414994_w1
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk