DHAGEYSO: Madaxweyne Xasan “Shir Loogu Magac Daray Tallo Qaran ayaa ka furmi doona Muqdisho”

shaac

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo bartiisa Facebook Muuqaal kooban

soo dhigay ayaa wuxuu sheegay in Magaalada Muqdisho uu ka furmi doono shir-weyn oo la yiraahdo

tallo-Qaran oo lagu qaabeeynayo tallooyinka Soomaaliyeed ee dalka iyo debadba laga soo ururiyey ee

noqonaya howalaha dowladda cusub ee 2016-2020 laga sugayo ee ay dadka Soomaaliyeed ku tallo bixiyeen.

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sidoo kale

shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay soo gudbiyaan fikradaha dalka lagu hormarin karo.

 

Halkaan Ka Dhageyso Hadalka  Madaxweynaha