Daawo: Raiusl Wasaaraha Soomaliya oo ka Jawaabay Eedeyntii loo Jeediyay ee ku Aadaneyd Dacwada Badda Soomaliya

Raisul Wasaaraha Xukuumada Soomaliya Cumar Cabdi Rashiid oo maanta tagay Magaalada garoowe ee Mamaulka Puntland ayaa su’aal laga weydiiyay Arinta la Xiriirta Dacwada Badda ee u dhaxeysa Soomaliya iyo kenya.

Raysalwasaare Sharmaake ayaa iska fogeeyey in uu eed ku leeyahay arrimaha badda ee Soomaaliya, oo hadda dacwadeedu ka socota Maxkamadda Cadaaladda Aduunka ee ICJ.

Dhinaca kale Raisul wasaaraha wuxuu sheegay in sanadkii 2005-tii uu socday qorshana oo uu isagga ka horeyey wuxuuna cadeeyay in Heshiiska MOU uu isaga ka horeeyay ayna been abuur tahay Eedeynta loo jeedinaayo isaga iyo xukuumadii uu Xiligaasi Hogaaminaayay.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka Raisul wasaaraha

 

 

img_7871 img_7902 img_7906 img_7912 img_7915 img_7917 img_7921 img_7926 img_7930 img_7944