DHAGEYSO: taliyaha qeebta guud ee boliska gobalka banadir oo kawar bixiyay qarax xalay kadhacay muqdisho

Faafahin dheri ah ayaa kasoo baxaya qarax xalay kadhacay talada sayidka ee wadada makka al mukaramah ee magalada kasi oo lagula eegtay ciidamo katirsan dowlada Somalia oo xiligasi kuguda jiray hoolgalo lagusugayo amniga waxana in ta laxaqiyay kugeriyoday qaraxasi kugeriyooyeed 3qof oo0 isgu jirta wadihii gariga waxana sidoo kale kudhawacmay 3 kale waxana qaraxa markuu dhacay kawar bixiyay taliyahah qeebta guud ee boliska gobalka banadir korneel bishaar abshir gedii isagoo shegayna in ey kugeriyodeen ciidan isku dhaf ah oo kawada tirsan ciidanka xooga dowlada Somalia

Dhanka kale taliyaha qeebta guud ee boliska gobalka banadir ayaa shegay in qaraxani aan laga gariin qorshihii laga lahaa lana fashiliyay

Xaraka alshabab aya bagoda kusoo qoray in ey kadan beyeen qaraxasi in ey kubegsadeen qaraxasii ciidan kudhaw 100 askari oo watay 7 kamida gadiidka dagalka waxana inta badan magalada muqdisho kusoo noqnoqda qaraxyada ismidaminta oo nucaan oo kale aha kasi oo gesta dhimasho bur bur hantiyaded iyo dhawaac
bishaar-abshir-geedi-taliyaha