DHAGEYSO: Xukuumada somaaliya ‘Dabagal ayan ku sameynaa mashaariicda Heyadaha Caalamiga ay ka fuliyaan Dalka

Cabdiraxmaan Yuusuf Cali Ceynte  oo ah wasiirka wasaarada qorsheynta ee xukuumada somaaliya  ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday  in xukuumada somaaliaya ay la timid qorshe cad oo ay ku daba galeyso mashaariicda heyadaha caalamiga ay ka sameeyaan dalkan somaaliya iyo sida loo maareeyo

Wasiirk Ceynte oo siii hadlayay  ayaa sheegay in Mashaariic aysan ogeyn dowladda Soomaaliya inaan laga fulin karin gobolada dalka iyo sidoo kale caasimada Muqdisho.heyaduhuna ay soo ogeysiiyaan xukuumada mashaariicda laga fulinaya dalka.

Wasiir ceynte oo sii hadlayay ayaa Waxa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay diyaar u tahay in ay hubiso in mashaariicda hay’adaha caalamiga ah in  loo fuliyay sidii loogu tala galay.