DHAGEYSO:Fadliga ay leedahay Maalinta Sagaalaad ee Bisha Carafo

Hal milyan iyo bar Muslimiin ah oo dunida dacaladeeda isaga kala yimid ayaa isu diyaarinaya mid ka mid ah qaybaha ugu muhiimsan acmaasha Xajka ee ka socota dalka Sacuudi Carabiya.
Waxay isugu tageen Buurta Carafo oo ku taala galbeedka Sacuudi Carabiya, halkaas oo uu khudbadiisii u dambeeyay ka jeediyay Nabi Muxamed Naxariis iyo Nabadgalyo Korkiisa ha ahaatee.
Xujayda ayaa maanta halkaas ku cibaadaysan doona.
Dadka Muslimiinta ahina ee aan u suurta galin inay Tagaan Xajka Ayaa maanta intooda badan ah Dad Saaimiin ah,hadabada aqriste maxay tahay fadliga ay Muslimiinta ay uleedahay Maalintan oo kale waakan SH.C/Xakiim Cumar Shirwac oo ka hadlaya