Zakeriye Cismaan Nuur oo ku magc dheer ASHRAF Waa wiil waxbarashadiisa Dugsiga Sare ku qaatay Magaalda Muqdisho.
Zaakriya waaa qoraa Da’yar oo qoray Buug aad u Muhiim ah oo la magac baxay GODOB AADAMI LAGA GALAY.
Waxaana buugaani uu ka hadlayaa dhibaatada lagu hayo bulshada gaar ahaan In dadka qaar ee Wax soo saarka dalka ama farsamada ku caanbaxay in la takooro.
Zakeriye waxuu hada wax ka bartaa Jaamacada CAMUUD ee ku taala Boorama.
Hadaba Waxaa Inoo suura gashay in aan Wareysi Nuxur badan oo dhinacyo badan aan la yeelano Qoraagan da’da Yar ee lagu Magacabo zakariye Cismaan Nuur.
Halkaan Hoose ka Dhageyso Wareysiga