Doorasho maanta ka dhaceysa Magaalada Cadaado

cadaado

Marka la eego Doorashada Xubnaha Aqalka hoose ee maanta ka dhaceysa Magaalada Cadaado, ayaa waxa ay tahay mid adag, marka loo fiiriyo doorashooyinkii hore ee ka dhacay Magaaladaasi.

Musharaxiin kala duwan oo qaarkood siyaasada ku gaamuray ayaa ka soo dhex muuqan doona Doorashada maanta ka dhaceysa Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Galmudug.

Afhayeenka Guddiga Doorashada Maamulka Galmudug Yuusuf Maxamed Diiriye ayaa Saxaafadda u akhriyay magacyada xubnaha maanta ku tartamaya Kuraasta Aqalka hoose ee Galmudug.

Kursiga 1aad Waxaa ku tartami Doona:

Eng. Cabdu laahi cali xasan

Saadiq  cabdi kariin xaajii Ibraahim

Fowsiya Xasan ABuukar

Kursiga 2aad Waxaa ku tartami Doona:

Axmed yuusuf Guuleed

Cabdu laahi cali xmed

Kursiga 3aad Waxaa ku tartami Doona:

Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow

Axmed Mukhtaar maxamuud

Kurisga 4aad Waxaa ku tartami Doona:

Maxamed Maxamuud Guure

Sakariye maxamed Cosoble

Cabdu qaadir Nuur caraale

Cabdiq aadir Gaafoow maxamuud

Kursiga 5aad Waxaa ku tartami Doona:

Xuseen Qaasim Yuusuf

Shire Macalin Gaab

Kurisga 6aad Waxaa ku tartami Doona:

Xasan macalin Maxamuud

Cabdi Qaadir Xuseen maxamuud

Cabdi Fitaax Cali Xasan

Kursiga 7aad Waxaa ku tartami Doona:

Bootaan Ciise Caalim

Maxamed Cilmi AFrax

Cabdule Faarax Xirsi

Cali sheekh Yaasiin Geedi

Kursiga 8aad Waxaa ku tartami Doona:

Maxamed Cabdulle Faarax Geeseey

Maxamed Axmed Xaashi Qoslaaye

Kursiga 9aad Waxaa ku tartami Doona:

Cawil maxamed Siyaad

Xaawo Kiin Maxamed Cali

Xirsi Aadan Rooble