Dowlada Soomaliya oo War ka soo saartay Dhalinyaro Soomali ah oo Maxkamad ku taala Hindiya ay Dil Toogasho ku Xukuntay

War saxaafadeed Maanta ka soo baxay, Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu faahfaahiyay Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dayacan Xabsiyada ku yaalla daafaha Caalamka.

War Saxaafadeedkan kasoo baxay Xafiiska  Wasiirka Warfaafinta ayaa u qornaa sidan:

warsaxaafadeed