Drs Mina Hassan Shibis oo ku gulaysatay kursigii beesha galmaax ee magaalada Jowhar

Xildhibanadii gu horeysay besha Abgaal ayaa lagu doortay magalad Jowhar ee xarunta dowlad goboleydka Hirshabele. kurisgaan ayaa ahaa mid ka mid ah kuraasta taalay magaalada Jowhar waxaana ku tartamayey labada musharax ee kala ah

  1. Drs Mina Hassan Shibis
  2. Mrs Bakin Maxi

Doorashada Kursigan ayaa la filayey in beri hore la qabto balse dib u dhacyo badan oo hananka doorashada ee halkaa ka socdo ku yimid ayaa keentay in manta lagu kala baxo iyadoona cododka loo kala helay sidatan.

  1. Drs Mina Hassan Shibis oo heshay 27 cod
  2. Bakiin Maaxi  oo heshay 24 cod