El Clasico miyuu iniesta cayaari karaa Barcelona oo ka hadashay

images

Waxaa si weeyn loo hadal hayaaa dhaawaca iyo soo laabashada xidiga Iniesta ee la rajeenayo in uu soo labaato kulanka adag ee Real iyo Barca.

Waxaa lagu kala maqan yahay kulamda heerka caalami Iniesta kama mid aha xidigaha gudanaya waajiba qaran maxaa yeelay dhaawac ayaa soo gaadhay manaca cayaari doono kulamda naadigiisa ay cayaari doonto.

Macalinka naadiga Barcelona ayaa sheegay in loo baahan yahay hal abuurka kubadeet ee iniesta asagoona sheeegay in uu san dhaawacneen xidigaan balse ay jirto xidigo kale ee naadiga u cayaara kuwaas oo ka maqan garoomada

download

3da December waxaa jira kulan aad loo wada sugayo ee kulanka aduunka ugu adga ee layiraahdo El Clasico kaas oo ah kan ugu xiisabadan qaarada Europe kulamda ka dhaca.

Horyaalka spainsh ka waxaa hogaan laba dhibic ku haaya kooxda real Madrid waxaan bisha dambe ee sanadkaan la cayaari doonaa El Clasico Barcelona waxaa ka maqan xidigooda Andres Ineista oo ah halyeeyga naadiga marka laga sootago Lionel Messi.