falaqeeynta kulamada goroup A ee Champions league

Arsenal v Ludogorets
Garoonka: Emirates Stadium
Waqtiga: 9:45pm Saacada Geeska Afrika
Garsoore: Artur Dias (Portugal)

Arsenal waxa ay raja fiican ay kaleedahay in ay guuleesato kadib markii ay kulankii ugu dambeesay ka badisay kooxda reer wales waxaana ay hogaanka la heesaa man city taagtiidu uu dabcay.
Waxana ay sidookale Arsenal ay champions league ay kadisay kooxda Basel kulan xamaasat xambaarsanaa waxa ay isku kaalin ay yihiin PSG
Dhanka kale kooxda reer Bulgaria ayaa cayaartooyda u wada fiican waxana shaki lagalinayaa Natanael oo laga yaabo in uu ganaax u seego kulan kaan adag oo ay caawa ah mid lawada sugayo
Maxaa ka Cusub
Oliver Giroud iyo Aaron Ramsey ayaa tababarka ku soo laabtay kadib markii dhowr kulan ka maqanaa waxana uu winger uu sheegay in ay shagi kalinayaan in in ay wada cayaaraan.
Kooxda reer Bulgaria waxa ay heystaan koox buuxda oo ay ka soo xushaan shaxdooda, laakiin Natanael ayaa halis ugu jira inuu ganaax ku seego kulanka soo socda haddii uu jaale qaato caawa.
Shaxda rasmiga ah ee labada koox
Arsenal: Ospina; Bellerín, Mustafi, Koscielny, Monreal; Xhaka, Cazorla; Walcott, Özil, Iwobi; Sánchez.
Ludogorets: Stoyanov; Minev, Moți, Palomino, Natanael; Dyakov, Anicet; Misidjan, Marcelinho, Wanderson, Cafú

Kulanka: PSG v Basel
Garoonka: Parc des Princess
Waqtiga: 9:45pm Saacada Geeska Afrika
Garsoore: Deniz Aytekin (Germany)

Kooxda PSG ayaa hogaan la wadaaga Arsenal oo caawa cayaari doonta
Naadiga Basel ayaa iyaga dhowr cayaartooy ka maqan balse tagaarayaasha ayaa iyagana ku qanacsaneen maqnaashaha cayaartooyda qaar balse hamiga guusha ay tahay oo kaliya.
SHAXDA MACQUULKA AH:
Paris Saint-Germain: Aréola; Aurier, Marquinhos, Thiago Silva, Maxwell; Verratti, Krychowiak, Matuidi; Lucas, Cavani, Di María.
Basel: Vaclík; Lang, Suchý, Høegh, Traoré; Xhaka, Zuffi; Bjarnason, Delgado, Steffen; Doumbia.