FRANCE football oo soo bandhigtay cayaartooyda u tartameeysa Ballon d’or

Waxaa saakay majalada france  foot ball ay shaacisay 30 ka cayaariyahan ee u tartamaya FIFA Ballon d’Or

Waxaa labadii saacba la shaacinayaa 5 kamida cayarihanada u tartamay Ballon d’or  waxaana ay majalada ay soo bandhigtay cayaartooyda sanadkaan tartankaan ku jira

Tartanka cayariyahanka dunida ugu laacibsan waxaa la bilaabay sanadkii 1956 waxaan ku guuleestay dhowr cayariyahan.

Shanta xidig ee lashaaciyay labadii saac  ayaa waxa ay kala yihiin Gonzalo Higuain, Paulo Dybala, Kevin de Bruyne, Diego Godin iyo Antoine Griezmann.

Sanadkan waxaa loo saadalinayaa cayaariyahanka reer Portugal ee c ronaldo oo ku guuleestay Champions league ee euro cup 2016 waxa ayna ka dhigantahay Bollon D’or .

Cayariyahanda sandkaan u tartamaya oo laga soo u ruushay horyaalada kala duwan qaar kamida  waa kuwaan

Sergio Aguero (Manchester City), Pierre-Emerick Aubameyang (Borussia Dortmund), Gareth Bale (Real Madrid), Gianluigi Buffon (Juventus), Cristiano Ronaldo (Real Madrid), Kevin de Bruyne ( Man City), Paulo Dybala (Juventus) Diego Godin (Atletico Madrid) Antoine Griezmann (Atletico Madrid)