Gabr sidee jir ah oolagu soo qabtay ayadoo fooda kicineeysa cayaartii west ham iyo chelsea

Gabar sided jir ah oo lagu soo qabtay ay doo fooda ka dhex kicineeysakulan kiii Chelsea iyo west ham cayaartaan ayaa eheet mid aad u adg islamarkaasna ay daawaneeysay taageerayaal gaaraya ilaa 1’25455 oo labada dhinac ka socotay.

Inta aanan la soo qaban gabadhaan ayaa waxaa dhacay in ay faraha iskula tagaan labada jamaahiir eek kala tageeta west ham  iyo Chelsea waxana ay gudbeen xeendaab kii u dhaxeeyay labada jamaahiir.west-ham-united-v-chelsea-efl-cup-fourth-round-london-stadium-london-britain

Daqiiqadihii ugu dambeeyay cayaarta ayaa dagaal uu dhexmaray waxan la arkayay dad badan oo dhiig ka socdo aydaoo sacado ka hor labaahiyay gabdh aad u yar oo lagu sheegay in ay foodada ay wax ka watay waxna tvga sky uu soo qaatay muqaal yar oo ahaa gabadhaan oo tuureeysa wax aanan si fiican loo arag cabaar ka dib waxa nin dhiigaya la gu dhex arkay garoonka naadiga west ham  oo ka mid ahaa taageerayaasha naadigaasi .

chelsea-fan

Balse gabadha aaba heety ayaa  ka hadlay arinka gabadhaan iyo xaladeeda iyo wax yaabihii gasogaaray dagaalkii ka dhacay west ham gurigeeda ayaa yiri

“anaga waxaan u dhawee safka hore ee taageerayaasha waxana eheeyn ku wa ku mash quulsan cayaarta balse gabadheeyda oo aan arkay aydoo wax tuureeysa.

Kadib waxaa su’aalo la weediiyay Victoria oo ah magaca gabadhaan waxa ayna ku jabaatay in xaalku yahay mid wanagsan.

maha mid cusub in ay dagaal dhexmaro tageerayaal waxana la xasuusta sanadkii 1985 in dagaaal noocaan ah uu dhex maray west ham iyo chelsea halksii oo dadbadan wax ka soo gaaray