Galmudug oo ka Hadashey Dagaalka Dib uga Qarxay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug”

Maamul Goboleedka Galmudug Ayaa ka Hadlay Dagaalada Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo kaaso Sababay Qasaaro  kaladuwan  oo dhanwaliba ah,

Gudoomiye ku Xigeenka Dhanka Siyaasada iyo Amniga Maamulka Gobolka Mudug Cabdi xusen Maxamed Ayaa

ka Hadlay Dagaalkii Dhacay,

Waxa uu sheegay in Dagaalka Gaalkacyo ay Sababeen Ciidanka puntland isla markana Diideen Wada Hadal labada Dhinac ah oo Odayaasha Wadeen,

Dhanka kale Magaalada Gaalkacyo Waxaa Wali ka Socda Barakac Xoogan oo ee wadaan Dadka Shacabka kaasi oo Laga Dareemayo Magaalada Qeebaheeda kala Duwan,