Galmudug oo soo Dhaweeysay Xildhibaanada Cusub ee Maamulka Labada Gobol Hiiraan iyo Sh.dhexe ( HirShabeele )

Dowlad Goboleedka Galmudug oo markii ugu horeeysay soo dhaweysay Baarlamaanka Hirshabeelle war qoraal ah oo caawa ka soo baxay madaxtooyada Galmudug ee Cadaado  ayaa lagu sheegay in ay Galmudug soo dhaweyneyso Baarlamaanka cusub ee maamulka Hirshabeelle.

Halkaan Hoose Ka Aqriso Warqada Kasoo Baxday Galmudug.

001