Geggs iyoGerrad oo saadaaliyay kulan caawa liv Man u

Xidigii hore ee naadiga Man U ayaa ka hadlay kulan aadka loo wada sugayo ee u dhaxeeya naadiyaasha MANU vs Liverpool

Geggs ayaa ahaa cayariyan halyeey ka ahaa nadigiisi Manchester united waxa uuna saadalin kabixiyay cayaarta caawa dhicidoonta

“waxaan ogahay in ay jirto caayar adag oo saadaalinteeda aanan fududeen waxan kaloo aan ogahay in lagu cayaarayo goroonka Liverpool waxaana ay nadigeeggii hore waxa ay ka hortagi doon taa naadi kamid ah naadiyada ugu adag qaarada Europe iyo waliba taageerayaal aanan quusan xitaa marka goalal lagu leeyahay waxaan kulan kusaadaalinayaa 1:0 oo Man u ay kubadineeyso’ayuu yiri rayn geggs.

Sidoo kale Gerrad ayaa isna sheegay in ay xambarsan tahay kulankaan xiisa gooni ah mana ahan mid cayaar cayaar loobahan yahay xiliga aat ka hor tageeyso koox Manchester oo kale.

“wee fudu tahay in afka wax waliba laga sheego oo hadana an suurtagali Karin inlagu hadaaqo balse waxan rajeenayaa in guusha ay noqoto mid ay ku dabaaltagaan dhaaaman taagerayaasha Liverpool.

Gerrad iyo Geggs ayaa saacado ka hor lagu casuumay tvga sky waxana ay intoodaba ay rajeenayan in midba midka kale uu guuleeysato naadiyadooda.