Golaha Wasiirada Soomaliya oo War ka soo saaray Duqeynta Diyaaradaha Mareykanka ay la Beegsadeen Ciidanka Galmudug

Kulankii Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya maantay oo taariikhdu tahay 29 September 2016 ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Shacabkii iyo Ciidamada Daraawiishta ee Dowlad Goboleedka Galmudug.

Goluhu wuxuu walaac ka muujiyay sheegashada Puntland ee duqeyntaas. Sidoo kale Goluhu wuxuu ka codsaday Dowlada Maraykanka inay sharraxaad waafi ah ka bixiso weerarkii ay dayuuradaheedu ku qaadeen Ciidanka Daraawiishta Galmudug.

Hoos ka aqriso War – Murtiyeedka.

ok-1-4 ok2-3

carte1 carte2 carte3 carte4 carte5 carte6 carte7 carte8 carte9