Guddiga Doorashada Oo Maamul Gobaleedyada ku Celiyay Liisaskii Ay Soo Gudbiyeen

Guddiga doorashada dadban ayaa dib ugu celiyey maamulada Puntland, Galmudug iyo Jubland liiskii ay soo gudbiyeen si loo caddeeyo qoondada haweenka.

Guddiga ayaa sheegay in Maamulada looga baahanyahay in ay soo cadeeyaan Qoondada Haweenka ee 30% taasi oo ay ku yeelanayaan Xubnaha Aqalka Sare.

Halkaan Hoose ka Aqriso War-saxafaadeedka

1-1 2-1