Home Wararka Guddiga Doorashooyinka Jubbaland oo laalay in wax laga badalo xiliga ay doorashadda...

Guddiga Doorashooyinka Jubbaland oo laalay in wax laga badalo xiliga ay doorashadda Dhaceyso.

Guddiga Doorashada Jubbaland ayaa sheegay In Doorashada xiligeeda ay dhici doonto isla markaana wax walba ay ku saleyeen dastuurka u yaala Dowladd Goboleedka Jubbaland

Qoraalka ka soo baxay Guddiga doorashooyinka ayaa jawaab u ah waraaqdii JAMES SWAN uu shaley u diray gudiga doorashada kuna sheegay inuu waqtiga lagu darey uu yaryahay talaabooyin dheeraad ahna la qaado si doroasho xor iyo xalaal ah loo qabto.

Xamsa ayaa sheegay inuu aad uga niyad jabay ugana naxay in James Swan uu warqaddiisa ku sheegay in hanaanka doorashada Jubaland uusan haysan taageerada dhammaan dhinacyada kale duwan ee Jubaland.

Halkaan hoose ka aqriso warka ka soo baxay Guddiga Doorashooyinka Jubbaland.