Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Si Kumeel Gaar Ah shaqada Looga Joojiyay

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka, Ibraahim Iidle Saleebaan, ayaa waxaa uu shaqo joojin ku sameeyay Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir, Xaashi Cilmi Nuur.

Digreeto uu soo saaray Gudoomiyaha Maxkamadda Sare, ayaa shaqada looga joojiyay Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir, sababo ku aadan inaanu shaqada si habsami leh u gudan, isla-markaana ay jiraan shaqooyin badan oo is dulsaaran.

Digreetada waxaa ku cad in ay jiraan maxaabiis dib uga dhacay, xilligii loogu talla-galay in la horkeeno Maxkamadda, go’aana ay kaga gaarto.

                               Digreetada, ayaa u qorneyd:-

warqada

waqad

Shaaciye24.com

Muqdisho-Somalia