Halkee marayaan Rabshadihii ay wadaan dibad baxayaasha Oromada ee Wadanka Ethiopia

Tan iyo markii ay bilaadeen dibad baxayaasha careyey rabshadaha ey kaga soo horjedaan Mamulka wadanka Ethiopia ayaa waxaa lasoo warinayaa in sakay ee  banaanbaxayaasha careysan gaarne goobta lagu magacabo Bishangari taas oo 200km  dhanka koonfur ka xigta casimada Wadankaas ee Adisababa.

Rabshadaha ayaa sii xogeysanaya marba markii ka danbeyo iyadoo Oromada Wadankaas ay u soo baxayaan kacdoonka ay kaga soo horjeeda maamulka wadanka ka arrimyo iyadoo dowlahda gobolkane ay ku baqayan in xiisada lagu xaliyo wadahadal nabadeen iyo in lasoo celiyo kala danbeyntii iyo sharcigii balse taa badalkeeda waxaa si baaxad leh oromada uga dhigayaan dibad baxaasi iyadoon la saadaalin kareyn halka ay ku biya shuban doonto aakhirka.