Hecor Bellerin oo mustaqbalkiisa ka hadlay

Wiilka xawaaraha badan ee daafaca midig ugu cayaara Arsenal Hecor Bellerin ayaa ka hadlay mustaqbalkiisa cayaareeet ee uu kula sii joogi lahaa arsenal ama uu kaga tagi lahaa

Barcelona ayaa ah mid si xoogan u dooneeysa da’yarkoodii hore waxana ay sheekatay in lacago badan ay bixineeyso sidii ay ku heli laheeyt Hecor Bellerin.

“Wax cusub maaha in uu cayariyan ka hadlo mustaqbalkiisa waxaan ogahay in hadii aan dhaho halkaan waan ka caraabayaa in dadbadan oo Arsenal tageera aysan ku qanceenin hadalkeeyga

Isgaoo hadl kiisa siiwata ayaa waxa uu shaaca kaa qaday in uu ka tagayo in kale waxa uu carbaabay in bixitaan uu yahay in aanan fududeen

“Arsenal waa naadi weeyn qafwaliba ee xiisaya spotiga wuu jecel yahay u ciyaariteeda aniga hadii xitaa mobile bacelona ii soo dirto kama qabaanayo arsenal waajoogi doonaaa ilaa iyo mudo.

Dhoowr naadi ayaa dooneeysa xidigaan oo kawada cayaara qaarada Europe  Hecor Bellerin waxana uu yahay mid ku qanacsan sii joogida arsenal.