Hey’ada Culimada Somaaliyeed oo Bayaan ka soo saartay Kooxda la magac baxday Asaadicuuna Bil Xaq

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan kasoo saartay Kooxda Asaadicuun Bil Xaq oo ah Urur diimeed dhawaan looga dhawaaqay Soomaaliya, Masar iyo Liibiya.

Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed Bayaanka kasoo baxay waxaa lagu sheegay in Kooxdaasi ay tahay Takfiir.