Hoogaamiyihii hore ee Cuba oo geriyoday

Hoogaamiyihii hore ee wadanka Cuba ayaa ku geriyoday caasimada wadankaas ee Havana, geerida hogaamiyihii hore ee Cuba ayaa waxaa telefishin qaranka wadaankaas ka shegay madaxweynaha talada haye Raul Castro oo ay waalo yihiin madaxweynihii hore ee geriyoday.

Dhimashada Fidel Castro  ayaa siyaabo kala duwan looga arkaa calaamka  iyo gudaha wadankaas.