HOR DHAC: Milan Vs. Udinese ac milano oo donesa in ey sara ukac sameso xili ciyaredka horyalka seri-a

dhibaato badan ayaa ka jira safka Milan balse waxa ay fooda dari doonaan dhinaca muddooyinkan dambe ay ka taalay.WARARKA LABADA NAADI

Vincenzo Montella uma suurtagali doonto in uu kaartadiisa caadiga ah ee 4-3-3 la yimaado sababo la xiriira dhexda oo ku har, markaa waxa uu u badalan doonaa 4-2-2.

Gianluca Lapadula ayaa duullaanka ku wehelin doonaa Carlos Bacca.

Udinese iyada wal wal badan oo safkeeda ah leh.

LA SOCO….

Udinese ma aysan badin 11-kii kulan ee ugu dambeeyey Serie A-ga.

2 gool wax ka badan ayaa ka dhalanayey shantii kulan ee ugu dambeeysay AC Milan.

AC Milan ugu yaraan 2 gool ayaa laga dhalinayey 5-tii kulan ee ugu dambeeysay.
preview-ac-milan-vs-udinese-wajib-perbaiki-penampilan-aay

Gegida: San Siro

Saacadda Geeska Africa: 6Pm

Dhex dhexaadiyaha: Gianpaolo Calvarese

shaxda labada kooxood

Milan (4-4-2)

Gianluigi Donnarumma; Ignazio Abate, Cristian Zapata, Alessio Romagnoli, Luca Antonelli; Keisuke Honda, Juraj Kucka, Riccardo Montolivo, Giacomo Bonaventura; M’Baye Niang, Carlos Bacca

Unavailable: Rodrigo Ely, Diego Lopez, Philippe Mexes (injured)

Udinese (3-5-2)

Orestis Karnezis; Molla Wague, Danilo, Felipe; Silvan Widmer, Emmanuel Agyemang-Badu, Guilherme, Emil Hallfredsson, Edenilson; Duvan Zapata, Cyril Thereau