England iyo Spain ayaa caawa fooda is dari doona.
Kulankan oo ah mid saaxiibtinimo, saddex libaax waxa ay gegida Wembley ku qaabili doonaan xulka sedax libaax.
Wararka labada naadi
– Ryan Bertrand and Wayne Rooney labadaba tabbabar isniintii xulka lama qaadan kolkaa shaki ayaa ku jira.
-Harry Kane waxaa loo ogolaaday in uu dib ugu laabto Tottenham mana dheelin ciyaartii ay Scotland 3-0 uga badiyeen maadama uu dhaawac ka soo kabanayo.
– Jack Wilshere, Jamie Vardy, Nathaniel Clyne, Marcus Rashford and Jesse Lingard dhammaan in ay safka qeyb ka noqdaan ayaa loo badinayaa.
-Diego Costa wuu seegay kulankii Macedonia waxa uuna ku soo laabtay Chelsea iyada oo Alvaro Morata iyo Aduriz ay rabaan in ay ku soo bilowdaan kulankan.
– Ander Herrera in uu ka soo muuqdo booskii Thiago ayaa la filayaa kaas oo 90 daqiiqo ka dheelay is aragii Macedonia.
SAFAFKA LABADA XUL.
KAROONKA: Wembley
WAQTIGA: Geeska Africa: 11Pm
GARSOORKA : Ovidiu Hategan (Romania)
WQ SIMACIIL CABDI IBRAHIM { SANKA }