Kulan Adag ayaa galabta dhex mari doona kooxaha arsenal iyo mun united kulankaan oo ka mid ah horyaalka primer league
Waqtiga Geeska Afrika 3:30pm
Garoonka Old Trafford
Manchester United ayaa soo dhaweyneyso kooxda Arsenal, waana kulan ay mar kale iska horimaanayaan labo tababare oo xafiiltan ba’ani uu ka dhaxeeyo Jose Mourinho iyo Arsense Wenger.